Madaxweyne Xasan oo booqday askar iyo Macwuusley kusoo dhaawacantay furimaha dagaalka
Feb 09(Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada xaq u dirirka ah ee Macawisleey ee ku…