Madaxweyne Xasan oo boqolaal shacab ah salaada ciidda kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka
Jun 06 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed,…