Wasiir Hoosow oo mucaaradka dusha uga riday fashilka shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan
Jun 10 (Jowhar) Wasiirkii hore ee howlaha guud xukuumadda Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow ayaa weerar afka ah ku qaaday xubnaha mucaaradka ah ee ku bahoobay Madasha Samata-bixinta, kuwaasoo shalay soo saaray qoraal ay ku cadeynayaan ineysan…