Itoobiya oo beenisay in ciidankooda ay ka qeyb qaateen dagaalkii magaalada Doolow
Dec 24 ( Jowhar) Dawladda Itoobiya ayaa beenisay eeda DF Soomaaliya ee ah in ay ciidanka Itoobiya ka qeyb noqdeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Doolow ee gobalka Gedo.