Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya xaalad caadi ah kuma jirto”
Dec. 06 (Jowhar.com) -Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow ka hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deegaanadii u dambeeyay oo ay ka mid tahay degmada Aadan Yabaal oo ahaa saldhiggii ugu weynaa Al-Shabaab.