Ilhaan Cumar oo guul ka gaartay doorashooyinka Mareykanka .
August 10 (Jowhar.com)-Ilhaan Cumar iyo ugu yaran saddex musharax oo kale oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada horudhaca ah xisbiga Dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota, kaddib markii ay kasoo adkaadeen musharraxiintii kale ee la…