Doorashada Kursiga HOP009 oo maanta ka dhacday magaalada Jowhar
April 24 (Jowhar.com) - Doorashada kursiga HOP 009 oo ka dhacday maanta magaalada Jowhar ayaa waxa ku guuleystey Cali Xasan Ibraahim (Cali Gaab) isaga ka guuleystey xildhibaankii shantii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigaa Sheekh…