Browsing Category
NEWS
NEWS
Mareykanka oo markii u horeysay martigeliyay shir u dhaxeeya dalal ku loolamaya Arrimaha Soomaaliya
Mareykanka ayaa markii u horreysay martigeliyay shir lix geesood ah oo ay isugu yimaadeen Wakiilo ka socday shan dal oo ka mid ah dalalka danaha ka leh ee qaarkood ku loolamayay arrimaha Soomaaliya, dalalkaas waxaa ka mid ah Qatar, UAE,…
Shabaab oo Muqdisho ku dishay kudhowaad 10 ruux oo Ciyaal Weero iyo kuwa Maandooriyaha iibiya ah
Mar. 01 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa laba weerar xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay dad isugu jiray burcad dadka dhacda, kuwa maan dooriyaha iibiya iyo kooxaha Ciyaal weerada magaalada.
Ku dhawaad soddon qof oo ku dhintay labo tareen oo isku dhacay gudaha dalka Giriiga
Mar. 01 (Jowhar.com)-Waaxda dab damiska dalka Giriiga ayaa sheegtay in ugu yaraan sagaal iyo labaatan qof ay ku dhinteen in ka badan siddeetan iyo shan kalena ay ku dhaawacmeen ka dib marki ay laba tareen isku dheceen habeennimadii…
Ciidamadda Jubaland oo Kismaayo ku qabtay xubin ka tirsan Shabaab oo qaraxyo geystay
Mar. 01 (Jowhar.com)-Warar dheerad ah ayaa laga helayaa howlgal culus oo ciidamadda Jubaland ay ka saneeyeen xaafadda Shaqaalaha ee magaalada Kisnaayo, iyagoo kusoo qabtay xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab
Feb. 28 (Jowhar.com)-Mareykanka ayaa markii u horreysay abaal marin gaareysa 5 milyan oo dollar dul dhigay Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere)
Amniga Muqdisho oo faraha kasii baxaya, xili kudhowaad 15 qof lagu dilay caasimadda
Feb. 28 (Jowhar.com)-Amniga magaalada caasimadd ah ee Muqdisho ayaa faraha ka sii baxaya, iyadoo joogta ay ka noqdeen dilalka ka dhaca magaaladan.
Dagaalka Laascaanood oo ku sii fidaya gobolo hor leh oo ka tirsan Somaliland
Feb. 28 (Jowhar.com)-Warrarka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka subixii hore uu dagaal halkaas ka bilawday jihada wadada looga baxo dhinaca Burco, dagaalkaas ayaa la sheegay in la isu adeegsanayay hub…
Duqa Muqdisho oo sheegay in la xiray ciidamadii ku dagaalamay Siinaay
Feb. 28 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeeray Isgoyska Siinaay.
Xiriirkii Masar iyo Syria oo 10 sano kadib dib usoo laabtay
Feb. 28 (Jowhar.com)-Wasiirka arrimaha debedda ee dalka Masar ayaa la kulmay madaxweynaha Syria Bashaar al-Asad iyo wasiirka arrimaha debedda ee Turkiga.
Gudoomiyaha degmada Yaaqshid oo lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Muqdisho
Feb. 27 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo u dhexeeyay ciidamo ka tirsan NISA iyo ciidan ui watay gudoomiyaha degmada Yaaqshid.
Xamze oo OIC kala hadlay xasilinta deegaanadii laga saaray Shabaab
Feb. 27 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Danjire Yousef…
Dooloow: Xiisad ka taagan xukunka sarkaal loo heysto dilka maxbuus Shabaab ahaa
Feb. 27 (Jowhar.com)-Xiisad ayaa ka taagan garoonka diyaaradaha ee magaalada Dooloow maanta kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi.
Madaxda ammaanka Israa’iil iyo Falastiin oo heshiis kala saxiixday
Feb. 27 (Jowhar.com)-Rabshadihii ugu dambeeyay ayaa ka dhacaya Daanta Galbeed iyadoo kulan naadir ah uu dhexmaray madaxda ammaanka Israa’iil iyo Falastiiniyiinta oo ka dhacay goob loo tamashle tago oo ku taal Badda Cas ee Jordan.
RW Xamze oo daah furay imtixaanka lagu qaadanayo macalimiinta cusub ee wasaarada waxbarashada
Feb. 27 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta daah-furka imtixaanka laga qaadayo Macallimiinta cusub ee ay qaadaneyso wasaaradda waxbarashada, iyadoo uu garab taagnaa wasiir Faarax Sheekh C/qaadir.
Ciidamadda SSC oo weerar culus ku qaaday saldhig ay dageen ciidanka Somaliland ee laga…
Feb. 27 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo deeegaanka Diyaarada oo magaalada Laascaanood u jirta 20 km dhanka bariga.
kooxo hubeysan oo saaka weerar sababay dhimasho iyo dhaawac ka geysatay Muqdisho
Feb. 27 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo koox hubeysa saaka ay ka geysatay Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho.