Browsing Category
NEWS
NEWS
Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland oo madaxweyne Biixi ku eedeeyay mas’uuliyada dagaalka…
Feb. 26 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland, ayaa si kulul uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaas oo galay maalintii 21aad oo xiriir ah.
Ra’iisul wasaare Xamze oo kulan gaar ah la yeeshay madaxa UNSOS
Feb. 26 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, Lisa Filipetto, oo booqasho sagootin ah ugu timid.
Askar ka tirsan DANAB oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil diyaaradeed xili ay tababar ku jireen
Feb. 26 (Jowhar.com)-Faah faahini dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay diyaarad helicopter eheyd oo gelinkii danbe ee shalay gobolka Sh.Hoose kula dhacday ciidamo ka tirsan DANAB, xili ay ku guda jireen tababar.
Ciidanka Somaliland oo isaga guuray inta badan aagagii dagaalka Laascaanood
Feb. 26 (Jowhar.com)-Ciidamada Somaliland ayaa isaga guuray xalay inta badan aagagii dagaalku ka socday 21 kii maalmood ee lasoo dhaafay ee magaalada Laascaanood,sida ay warinayaan dadka deegaanka.
Booliska Muqdisho oo gacanta ku dhigay saddex Shabaab ah oo watay Qori RBG ah
Feb. 26 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in howlgal culus oo laamaha amaanka xalay ay ka sameeyeen degmada Deyniile ay kusoo qabteen xubno la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab.
Jabuuti oo beenisay iney ku lug leedahay dagaalka ka socda Laascaanood
Feb. 25 (Jowhar.com)-Xili dhowanahan uu soo baxayay eedaymo loo jeedinayey dowlada Djibouti kuwaasi oo ahaa in ay ku lug leedahay dagalka ka socda Laascaanood ayaa waxaa arrintaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay xukuumada dalkaasi.
Dagaalkii ugu xoogganaa oo ka socda Laascaanood iyo gaadiid laga qabsaday Somaliland
Feb. 25 (Jowhar.com)-Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo magaalada Laascaanood, dagaal aad u xooggan ayaa kasocda labo jiho oo kala ah barriga iyo Galbeedka magaalada, kaas oo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidanka Somaliland.
Dr. Maxamed Sheikh Axmed oo ku guuleystay Doorashada kursiga HOP#086
Feb. 25 (Jowhar.com)-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada kursiga Hop086, waxaana ku tartamay labada musharax ee kala ah Cabdirisaaq Bukhaari Axmed iyo Dr. Maxamed Sheikh Axmed Maxamed.
Doorashada kursiga HOP#086 oo maanta lagu qabanayo Muqdisho, xili muran badan uu hareeyay
Feb. 25 (Jowhar.com-Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11-aad ayaa manata magaalada Muqdisho ku qabanaya doorashada kursiga sumadiisu ay tahay HOP#086, kaasoo deegaan doorashadiisa oo eheyd Beledweyn laga soo…
Turkiga oo duqeyn ku dilay ninkii ka danbeeyay qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Istanbul
Feb. 25 (Jowhar.com)-Ciidamada dalka Turkiga ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey woqooyiga dalka Syria, waxayna dileen nin lagu eedaynayey inuu ka dambeeyey qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Istanbul, sida ay baahisay warbaahinta…
Al-Shabaab oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah ciyaal weerada Muqdisho
Feb. 24 (Jowhar.com)-Kooxda Al-Shabaab ayaa iclaamisay iney magaalada Muqdisho ka fulineyso howlgal ka dhan ah kooxda loo yaqaano "Ciyaal Weero" oo bilihii la soo dhaafay dhibaato ba'an ku hayay shacabka ku nool caasimadda.
96 qof oo ku dhintay dagaaladii u danbeeyay ee magaalada Laascaanood
Feb. 24 (Jowhar.com)-Ugu yaraan 96 qof ayaa ku dhintay in ka badan laba toddobaad oo iska hor-imaadyo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka magaalada Laascaanood, sida uu sheegay agaasimaha Isbitaalka Laascaanood.
Gudoomiyaha golaha shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Ciraaq
Feb. 24 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq.
Antonio Guterres “2022 wuxuu ahaa kii ugu dhimashada badnaa Soomaaliya tan iyo 2017”
Feb. 24 (Jowhar.com)-Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay in sanadkii 2022 uu ahaa kii ugu dhimashada badnaa shacabka Soomaaliya tan iyo 2017, sababo la xiriira inay kordheen weerarada khasaraaha badan ee kooxda Al-Shabaab.
Wararkii u danbeeyay dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay Laascaanood
Feb. 23 (Jowhar.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Laas Caanood waxay sheegayaan in maanta ay madaafiic badan ku dhaceen magaalada, kuwaasoo geystay khasaare kala duwan.
Shirka golaha wasiirada oo diirada lagu saaray dagaalka Shabaab
Feb. 23 (Jowhar.com-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumadda oo si qoto dheer looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo guulihii ugu…