Browsing Category
NEWS
NEWS
Qaramada Midoobe oo shaacisay macluul baahsan oo ka jirta magaalda Gaza
May 04 (Jowhar.com)-Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Jimcihi in waqooyiga Gaza ay hadda ka jirto macluul buuxda, kaddib muddo ka badan lix bil oo weerar dhan walba leh iyo xayiraad dhanka sahayda ah oo ay ciidanka…
FESOJ”Dawladdu waxay ku xad-gudbatay Xeerka Saxaafadda, taasoo wiiqday xorriyadda…
May 03 (Jowhar.com)-Warbixin uu maanta uu soo saaray Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ maanta oo ku beegneyd xuska maalinta saxaafada adduunka ayaa lagu shaaciyay in Dowlada Federalka Soomaaliya ay ku xadgudubtay sharciga…
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka booliska oo lagu dilay Muqdisho
May 03 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil goordhow magaalada Muqdsho ay ka geysteen Koox ku hubeysneyd Bistoolado.
Daa’uud Aweys “Waxaa naga go’an ilaalinta xorriyadda iyo xaqa xog helista…
May 03 (Jowhar.com)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys jaamac ayaa Saxaafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dabbaal dega maalinta caalimaga ee xorriyadda saxaafadda 3-da May…
Wasiir Fiqi oo xiisadda Badda geeyay shirka Caasimadda Gambia ee Banjul
May 03 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayaan Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay…
Ciidamo Ruush ah oo gudaha u galay saldhig Maraykanku ku leeyahay dalka Niger
May 03 (Jowhar.com)-Ciidamada Ruushka ayaa gudaha u galay saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaalla dalka Niger oo ay ku sugan yihiin ciidamo Maraykan ah,iyadoo dowlada Niger ay ka codsatay ciidamadan inay ka baxaan dalkeeda.Sarkaal sare oo…
Turkiga oo sheegay inuu joojinayo dhammaan ganacsigii uu la leeyahay Israa’iil
May 03 (Jowhar.com)-Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu joojinayo dhammaan noocyada ganacsi ee kala dhaxeeya Israa’iil, ilaa ay ka oggolaato in gargaarka uu si aan caqabad lahayn u soo galo Gaza inta uu socdo weerarka ka dhanka ah…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la saxiixday 15 Wasiir Heshiis waxqabad
May 02 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la saxiixday 15 kamid ah Golaha Wasiirrada Ballanqaadka,qiimeynta Waxqabadka 4tii bilood ee la soo dhaafay iyo
William Ruto oo u magacaabay Taliyaha Ciidamada Cirka haweeney Muslim ah
May 02 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Fatuma Axmed, Taliyaha Ciidanka Cirka Kenya, waana haweeneydii ugu horreysay ee xilkaas qabta taariikhda Kenya qof dumar ah oo muslim ah.
Kudhowaad 10 Shabaab ah oo lagu dilay dalka Kenya
May 02 (Jowhar.com)-Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka eew Kenya ay ku qaadeen deegaanka Kumba ee gobolka Lamu.
Maxaa kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Soomaaliya?
May 02 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Dibad-baxyada ardayda jaamacadaha Mareykanka oo xadka dhaafay
May 02 (Jowhar.com)-Dibad-baxayaal taageersan Falastiin oo ku sugnaa xero ku taal xarunta UCLA ee California ayaa booliisku u sheegay inay kala dareeraan ama ay wajihi doonaan xarig.
Xaafado ka mid ah Beledweyne oo caawa laga barakacayo
May 01 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in roob xoog leh oo ka da'ay gelinkii dambe ee maanta illaa caawa uu sababay in xaafado ka mid ah magaalada laga barkaco.
Cali Guudlaawe oo la kulmay Danjiraha Ingiriiska ee dalka Soomaaliya
May 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiyo Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis oo ay ka…
Wasiir ku xigeenka Caddaaladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
May 01 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyazi ACAR iyo wafdi uu…
Q.Midobe oo Itoobiya kala hadashay xalinta xiisada Badda ee Soomaaliya
May 01 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha dibada ee Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa la kulmay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo tagtay Addis Ababa.