Browsing Category
NEWS
NEWS
Abwaan Bedel oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho
April 18 (Jowhar.com) Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu dilay Abwaan Badal Jaamac Xirsi oo kamid ahaa abwaanada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay magaalada Muqdisho, iyadoo ay toogteen kooxo bistoolado ku hueysan.
Shuruudaha Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la shaaciyay
April 18 (Jowhar.com)- Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo badhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen.
Ra’iisul wasaare Rooble oo fal argagixisanimo ku tilmaamay rabshadihii maanta ka dhacay…
April 18 (Jowhar.com) Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay buuqii koobnaa ee maanta ka dhacay gudaha xarunta Villa Hargeysa, halkaasoo uu ka socday kulan baarlamaanka ugu mudeynaayeen xiliga ay dhaceyso…
Baarlamaanka oo ku dhawaaqay xiliga la dooranayo gudoonka baarlamaanka iyo lacagta laga qaadayo…
April 18 (Jowhar.com) – Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow kulan aan caadi eheyn waxa uu uga furmay xarunta golaha shacabka, iyadoo kulanka looga arinsaday xiliga ay dhaceyso doorashada gudoonka labada aqal…
Askari Muqdisho ku dilay wiil dhalinyara ah oo korinayay 16 caruur ah
April 18 (Jowhar.com) – Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa gelinkii danbe ee shalay aargada degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ku dilay wiil dhalinyara ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj, iyadoo dilka kadibna uu goobta…
Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo xalay ka badbaaday isku day dil ahaa
April 18 (Jowhar.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay gelinkii danbe lagu qaaday hoyga uu magaalada Garbahaareey ka dagan yahay gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji oo mar ku xirnaa kooxda Villa Somaliya,…
Howlgal ka dhan ah “Ciyaal Weero” oo xalay laga sameeyay degmada Dharkiinleey
April 18 (Jowhar.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab deg deg ah ka bixisay cabasho mudooyinkii la soo dhaafay ka soo yeereysay dadka shacabka ah ee ku nool xaafado kamid ah degmada Dharkiinleey, kuwaasoo ka cabanayay dhalinyaro koox koox…
Baarlamaanka oo Muqdisho ku leh kulan lagu ansixinayo Xeerka doorashada Guddoonka labada Aqal
April 18 (Jowhar.com) – Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya fadhi wadajir ah oo lagu ansixinayo Xeerka doorashada Guddoonka labada Aqal, kulankan waxa uu ka dhacayaa xarunta…
Finishku: Wax dammaanad ah kama helin NATO ka hor codsigooda
April 18 (Jowhar.com) - Finland wax dammaanad qaad ah kama helin Maraykanka ama NATO ka hor inta aysan gudbin codsigooda NATO ee suurtogalin kara ka mid ahaanshahooda. Sidaas waxaa sheegay ilo-wareedyo ka tirsan dowladda Iswiidhen oo la…
Xeerka Doorashada Guddoonka Labada Aqal oo berri la ansixinayo
April 17 (Jowhar.com) –Guddiyada qabanaya doorashada guddoonka labada aqal ee BJFS ayaa maanta kulan wadajir ah yeeshay, iyagoo ka wadahadlay xeerka doorashooyinka guddoonka labada Aqal.
Axmed Madoobe iyo Guddiga FEIT oo ka wada hadlay doorashada16 kursi ee Ceelwaaq
April 17 (Jowhar.com)– Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle Yuusuf, oo ay wehelinayaan…
Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacageed gaarsiisay Xarunta Maama Ugaaso
April 17 (Jowhar.com)–Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay gaarsiisay xarunta Maama Ugaaso oo lagu xanaaneeyo Caruur laga soo kala aruuriyay wadooyinka magaalada Muqdisho kuwaasi oo ahaa darbijiif.
Guddiga qabanqaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo guddoomiye doortay
April 17 (Jowhar.com) –Guddiga doorashooyinka Guddoonka golaha Shacabka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen Guddoomiye iyo xoghayaha guddiga.
Muuse Geelle oo gaaray magaalada Kismaayo
April 17 (Jowhar.com) – Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka mid ah guddiga doorashooyinka ayaa waxaa ay gaareen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar
April 17 (Jowhar.com) – Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatey qaar kalana waa ay ku dhaawameen kadib markii ay gaari ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday meel u dhexeysa magaalada Jowhar iyo garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere.
Xildhibaan Odowaa oo sheegay in Shabaab looga dacwooday dhibaatada ‘ciyaal weero’
April 17 (Jowhar.com) – Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay halis weyn oo ka soo fool leh ‘ciyaal weero’ , wuxuuna ku baaqay in dowladda iyo laamaha amniga ee…