Browsing Category
NEWS
NEWS
Xildhibaan Odowaa oo sheegay in Shabaab looga dacwooday dhibaatada ‘ciyaal weero’
April 17 (Jowhar.com) – Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay halis weyn oo ka soo fool leh ‘ciyaal weero’ , wuxuuna ku baaqay in dowladda iyo laamaha amniga ee…
Jubaland oo wafdi sare maanta u direysa Ceelwaaq oo doorashada 16 kursi lagu qabanayo
April 17 (Jowhar.com) – Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka tegaya wafdi sare oo ka socda maamulka Jubaland, kuwaasoo tegaya magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaasoo la doonayo in lagu qabto doorashada 16-kii kursi ee taalay magaalada…
Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dishay nin nabadoon ahaa
April 17 (Jowhar.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil kooxo hubeysan ay Xaafada NBC ee degmada Hodan ugu geysteen nin nabadoon ahaa, iyadoo ragga toogashadan fuliyay ay goobta isaga carareen.
Farmaajo oo la kulmay gudoomiyayaasha KMG labada aqal ee baarlamaanka.
April 16 (Jowhar.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed…
Garyaqaanka Guud oo ka jawaab celiyay Dacwadda Kursiga HOP086
April 16 (Jowhar.com) - Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda ayaa Maxkamadda sare ka dalbaday inay gebi ahaanba diido dacwadda uu soo gudbiyay Qareenka Fahad Yaasiin ee ku saabsanaa kursiga HOP086, isla markaana ayiddo go’aanka Guddiga…
Cusmaan Xaadoolw oo ku guuleystey doorashada Kursiga HOP 106
Cusmaan Maxamuud Xaadoole ayaa loo doortay Kursiga HOp106, isagoo wareeggii koowaad ku guuleystay 56 cod.
Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo la shaaciyay
April 16 (Jowhar.com) - Gudoomiyaha KMG ah ee aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa magacaabay guddiga Doorashada gudoonka aqalka Sare.
Premier Bank oo ardayda Jaamacadaha ee leh hal-abuurka ganacsi ku tartansiinaysa $21,000
April 16 (Jowhar.com) Bangiga Premier ayaa maanta daahfuray tartanka hal-abuurka ganacsiga oo uu markii ugu horreysay maanta Muqdisho ugu qabanayo ardeyda dhigata jaamacadaha ee leh hibada iyo halabuurka ganacsi.
Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la magacaabay
April 16 (Jowhar.com) - Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10 xubnood oo ka soo kala jeeda shanta beelood,…
Dood adag oo hareysay kulankii u horeeyay xildhibaanada golaha shacabka
April 16 (Jowhar.com) Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furnay kulankii u horeeyay xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad, iyadoo mudanayaasha loo qeybiyay ajendayaasha kulankooda maanta.
Shir looga hadlayay sameynta xarunta amniga bariga Afrika oo ka furmay Adis Ababa
April 16 (Jowhar.com) –Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka furmay shir ay ka qeybgaleen saraakiil ka tirsan wasaaradaha Gaashaandhigga iyo amniga waddamada Bariga Afrika.
Maxkamadda Hargeysa oo amartay in 5 maalin xabsiga lagu sii hayo 13 suxufi
April 16 (Jowhar.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhow maxkamad la soo taagay 13 suxufi oo ka howlgasha warbaahinta madaxa banaan, kuwaasoo maalinkii 3-aad ku jira xabsi, iyagoo loo heystso tabinta…
Midowga Afrika oo wakiil cusub u soo magacaabaya Somaliya kadib eryidii Madeira
April 16 (Jowhar.com) - Ururka Midowga Afrika ee xaruntiisa tahay magaalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa ka fekeraya shaqsiga ay ku bedelayaan wakiilkoodii Soomaaliya Danjire Francisco Madeira oo ra'iisul wasaaraha…
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeelanaya kulankoodii u horeeyay
April 16 (Jowhar.com) -Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulamo gaar gaar ah ku yeelanaya magaalada Muqdisho, iyagoo ka arinsanaya sidii loogu dar dar galin lahaa saqooyinka horyaala oo aan waqti danbe la…
Hirshabelle oo shaacisay Magacyada Lix Musharax oo ku tartamaysa kursiga HOP#106
April 16 (Jowhar.com) - Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo waxa uu gudoonsiiyay lix murashax oo mid ka mid ah ay tahay dumar oo ku tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#106 ee deegaan doorashadiisuna tahay…
Rooble oo la kulmay Guddoomiye kumeelgaarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare
April 15 (Jowhar.com) - Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay labada Gudoomiye ee kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka 11-aad.