Browsing Category
NEWS
NEWS
Xiisad ka jirta caawa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Waxaa sii xoogeysanaya xiisad ka jirta xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodon kadib markii uu xarun deegaan ka sameystey Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo heysata Labo daran mid dooro!
Waxaa hadda shir u socdaa Madaxweynayaashii hore Shariif, Xasan Sheekh, Xildhibaan Cosoble iyo Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen "Cali Guudlaawe."
Beesha Caalamka oo War-Saxaafadeed ka soo saartay Muddo Korosiga Madaxweynaha iyo Golaha Shacabka
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska,…
Gaari dad rakaab ah saaran yihiin oo ku qarxay duleedka Balcad
Wararka ka imanaya magaalada Balcad ayaa sheegaya in gaari bas ah oo ka soo tegey magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Jowhar ay miino kula qaraxday meel ku dhow deegaanka Gololey ee degmada Balcad.
Tallaalka Covid 19 ee lagu farsameeyey Shiinaha oo Muqdisho laga bilaabay
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maantay si Rasmi ah u daah furtay Tallaalka SINOPHARM ee Dawladda China ugu deeqday Dawladda Soomalia.
Tallaalka SINOPHARM ayaa ka mid ah Tallaalada ka hortaga Caabuqa COVID-19 ayaa soo…
Dr. Abdinasir oo Mareykanka kala hadlay doorashooyinka Soomaaliya
Xafiiska Warfaafinta ee Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Abdinasir Abdille Mohamed ayaa baahiyey war-saxaafadeed lagu sheegay in kulan dhanka aalada Zoom-ka ahi dhexmaray Musharaxa Madaxweyne iyo Congressman Donald Payne Jr. oo lagasoo…
Dowlada Britain oo ku biirtey wadamada hanjabaada u jeedinaya dowlada Soomaaliya
Dowladda Britain ayaa ka hor timid tallaabadii baarlamaanka Soomaaliya ay ku ansixiyeen in muddo labo sano ah loogu kordhiyo hay'adaha dowladda ee wakhtigoodu dhamaaday.
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Muddo kordhintii labada sano ee Golaha Shacabka ansixiyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay afurkii kaddib saxiixay sharciga gaarka ah ee khilaafka uu ka taagan yahay ee Jihaynta doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyey…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo cunaqabateyn ugu hanjabay Farmaajo
Mareykanka ayaa sheegay inuu si aad ah uga xumaaday go’aanka Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen ee labo sano loogu Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweyna Farmaajo oo darajadii ciidanka ka qaaday Taliyihii hore ee Booliska gobolka Banaadir
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa xeer madaxweyne darajadii ciidanka kaga xayuubiyey Taliyihii hore ee Booliska gobolka Banaadir Sareeye Guuto Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon).
Madasha Badbaado Qaran oo sheegay inay qaadayaan tallaabo ka dhan ah muddo kordhinta
Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midowga Musharaxiinta, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Jubbaland iyo Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go'aankii Dastuur ku tumushada ahaa ee Golaha Shacabka xilka labo sano ugu…
Midowga Yurub oo hanjabaad toos ah u direy Dowlada Federalka
Qoraal ka soo baxay Midowga Yurub ayaa hanjabaad kulu dul dhigey dowlada federalka kadib muddo kororsigii uu Aqalka Hoose u codeeyay.
Senataro ugu baaqay dowlada Maraykanka in dib u eegis lagu sameeyo xiriirka Soomaaliya
Laba mudane oo ka tirsan Aqalka Congaress-ka Maraykanka ayaa ku baaqay in dawladda Maraykanku ay dib u eegis ku samayso xiriirka ay la leedahay dawladda federaalka Soomaaliya, ayna tixgeliso in cunqabatayn lagu soo rogo kuwa caqabadda ku ah…
Maamulka Puntland oo soo bandhigey ciidamo ka soo goostay Gorgor iyo Haramcad
Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay ciidamo iyo saraakiil ka tirsanaa ciidamada Gorgor iyo Haramcad ee dowlada federalka.
Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Gallan ayaa sheegay ciidamadan in ay yihiin…
Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo goordhow ka dhoofay Muqdisho
Madaxweynayaasha Puntland Saciid Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda Kismaayo iyo Garowe.
Wararkii u dambeeyay xaalada siyaasadeed: Deni iyo Madoobe oo ka tagaya Muqdisho
Saacadihii u dambeeyay kulamo iyo dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed ayaa ka jiray Muqdisho, kaddib go'aankii shalay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka uu muddo labo sano ah ku kororsaday.