Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo hadda ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa iska fogeeyay inuu xiriir kala dhaxeeyo...
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay isugu yimid wajigii labaad ee shirkooda kaddib shirkoodii todobaadkii hore ay go'aanada ka soo saareen.
Shirka xalay ayaa...
Ciidanka Booliska ayaa xalay magaalada Muqdisho ku toogtay nin miino ku aasayay mid ka mid ah xaafadaha degmada Warta Nabadda.
Booliska ayaa sheegay in ninkan...
Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 1 December 2020 waxaa lagu waday in dowlad goboleedyada ay ka bilaabato doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka...
Iyadoo is mari-waaga siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka Soomaaliya uu sii xoogeysanayo ayaa waxaa muuqata in doorashada aanu waqtigeeda ku dhici doonin, marka loo...
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa ka warbixiyay go'aanka dowladda Soomaaliya ay ugu yeertay safiirkii u joogay Nairobi, halka Safiirkii...
Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan xaalada guud ee deegaanada ismaamulka Tigray kadib markii ay ciidamada milatariga dowlada Ethiopia ay la...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday saddex askari oo ku eedeysan Afduub, Kufsi iyo Dil.
Maxkamada ayaana la soo taagay...