Home News

News

Somaliland oo hakisay wadashaqeynta Qaramada Midoobay

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhamaan wadashaqeyntii iyo howlihii kale oo ay hay’adaha Qaramada Midoobay ka wadeen Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Qorshaynta &...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xalay wadada isku xirta Tarabuunka iyo Lambar 4

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Jidka Tarabuunka oo halboowle u ah isu socodka Caasimadda, si uu u hubiyo fulinta...

Waa Maxay Ajandaha Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

Golaha Shacabka BFS ayaa maanta fadhi ka leh saddex ajende sida ku cad warqadda Wargelinta ah ee loo diray Xildhibaannada si ay ugu sii...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xoghayaha Guud ee FESOJ Macalimuu

Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Xoghayaha Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo madaxa Tababarka FESOJ Faarax...

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa cafis u fidiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo doonaya inuu dib ugu laabto...

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo gaaray dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Istambul ee dalka Turkiga, isagoo si heer sare ah...

Xukun lagu ridey rag lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarkii Xabsiga Dhexe

Maxkamada Ciidamada ayaa xukuno kala duwan ku ridey illaa 11 ruux oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay xabsiga dhexe 10kii...

Faahfaahin ka soo baxaysa Alshabaab oo la wareegay deegaano ka tirsan Sanaag

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab oo la wareegay deegaanka Gurya-samo oo ku yaal duleedka degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Koox...

Marwo Xaliimo Yareey oo eedeyn kulul u jeedisay Maamul Goboleedyada

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ayaa ka hadashay xubnaha ay maamul goboleedyada soo magacaabeen ee ah guddiyada doorashooyinka...

Dowlada Faransiiska oo u yeeratay Safiirka ka jooga Turkiga

Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirkiisa u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku weerarray dhiggiisa Emmanuel Macron. Erdogan...

Faahfaahin ka soo baxaysa dooman hub sida oo lagu qabtay Xeebaha Puntland

Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen hub si sharci darro oo qaab qarsoodi ah lagu doonayay in lagu geliyo...

Madaxweynaha Hirshabelle oo magacaabay Xubnaha ku metelaya Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-habelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Maamulka Hir-Shabeelle ku matali lahaa Guddiyada Doorashada iyo xalinta khilaafaadka Heer Federaal & Heer...

Most Read