Home News

News

Akhriso: Maamulka G/Banaadir oo digniin culus u diray Musharaxiinta Madaxweynaha

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga, iyadoo eedeyn loo jeediyay Musharaxiinta Madaxweynaha...

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ku fulisay Macalin Ilkacase iyo labo kale

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay saddex ka mid ah Al-Shabaab oo uu ku jiro Maxamed Xaaji Axmed oo...

Maxaa caawa ka socda Madaxtooyada (Farmaajo, Rooble, Qoorqoor iyo Fahad oo…)

Ilo ku dhow Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in kulan albaabada u xiran uu xilligaan u socdo Madaxweyne Farmaajo, Ra'iisul Wasaare Rooble, Madaxweynaha Galmudug...

 Ciidamada Itoobiya oo gudaha u galay magaalada Mekelle

Ciidamada Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada ugu weyn ee Maamulka Tigrey ee Mekelle sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Ra'iisul Wasaare Abiy...

Axmed Madoobe”Doorasho kuma dhici karto qaabka ay hadda wax u socdaan.”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo waxana uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka. Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hay’adaha Amniga kulan la yeeshay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta amniga...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Ethiopia”Mekelle oo duqeyn culus ku socoto”

Ciidamada Federalka Ethiopia ayaa bilaabay inay duqeeyaan magaalada xarunta u ah Maamulka Tigrey ee Mekelle. Hoggaamiyaha xisbiga TPLF, Debretsion Gebremichael ayaa xaqiijiyay in duqeyn culus...

Wasiirka cusub ee wasaarada Arrimaha Dibbadda oo maanta xilka la wareegay

Munaasabad uu Xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arimaha Dibadda ayaa maanta ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaan ayaa waxaa...

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay qaraxii Muqdisho ee lagu laayay dhalinyarada

Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii xalay ka dhacay maqaayad ku taal wadada aada garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen 8...

Ciidanka dowladda oo weeraray Maleeshiyo uu abaabulay Jeneraal ka soo horjeeda Hirshabeelle

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga iyo Boolis iyo ciidanka Nabadsugida ay weerar ku qaadeen maleeshiyo beeleed uu...

Mahad Salaad “Farmaajo damqasho in uusan laheyn waxaa daliil u ah, uma tacsiyadeyn…”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uusan laheyn damqasho iyo damiir naxa, isagoo caddeeyay in illaa iyo hadda Madaxweynuhu aanu...

Milatariga Itoobiya oo qabsaday magaalooyin ku dhow caasimadda Tigray

Milateriga Itoobiya ayaa shaaciyay inay la wareegeen magaalooyin dhowr ah oo ku dhow Caasimadda Gobolka Tigray ee Mekelle. Afhayeen u hadlay Ciidanka Milateriga Itoobiya ayaa...

Most Read