Home News

News

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo gaaray Beledweyne

Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Hir-shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Madaxweyne...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku soo bandhigay Habraaca maamulka Doorashada Xildhibaannada labada Gole ee ka...

Xasan Sheekh “Yeyna gaarsiin ayaa leenahay dalkaan meel talada faraha ka baxday”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marna la aqbali doonin qaabka dowladda wax u wado ee la doonayo in...

Askarta ka soo jeeda Tigreega ee ku sugan Soomaaliya oo hub ka dhigis lagu sameeyay

Sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed iyo kuwa amni oo la hadlay wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan...

Ismaaciil Cusmaan “Guddiyada doorashada waxaa ku jira xubno aan aqaan oo Nabadsugida ah”

Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Ismaaciil Cusmaan ayaa sheegay in Guddiyada doorashada ee dowladda magacawday aanay aheyn mid maslaxad u ah dalka, isagoo xusay...

Guddiga Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga oo la magacaabay (Akhriso)

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood, waxaana ay qeyb ka noqonayaan Guddiyada...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Twitter-ka ka saartay Qoraalka dagaalka Itoobiya iyo Cawad oo beeniyay…

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ka saartay barteeda Twitter-ka qoraal ku saabsan walaac dowladda Soomaaliya ee dagaalka Itoobiya, ayna taageereyso midnimada dalka Itoobiya iyo in...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay xubno lagu kordhiyay Guddiyada doorashada Maamul Goboleedyada

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka ay ku dareyso Guddiyada doorashada Dowlad Goboleedyada. Xubnaha lagu kordhiyay Guddiyada ayaa waxay...

Madaxweynaha Hirshabelle iyo Safiirka Mareykanka oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa wadahadal qadka taleefanka ku yeeshay. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho...

Dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in khilaafka Ethiopia wadahadal lagu dhameeyo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadashay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya...

Maxkamad Faransiis ah ayaa xukuntay Clint Eastwood

Maxkamad kutaala Faransiiska ayaa xukuntay in Clint Eastwood uusan markhaati furikarin inta lagu gudajiray maxkamadeynta tuhmane Islaami ah oo toogasho geystay, weerarkiisi tareenka xawaaraha...

Most Read