Browsing Category
NEWS
NEWS
Duqeymo iyo dagaal toos ah oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood
Apr. 25 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay madaafiic ciidanka Somaliland ay manta ku garaaceen qeybo kamid ah magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Maxaa ka run ah mooshinka suuqa soo galay ee ra’iisul wasaare Xamze?
Apr. 25 (Jowhar.com)-Inkastoo aanu illaa hadda jirin mooshin si rasmi ah bannaanka u yaal, marka laga reebo fadhi ku dirir si sahlan suuqa ku soo galay iyo warqad qaab receipt u qoran oo baraha bulshada lagu faafiyay.
Imaaraatka Carabta oo wado qorshe ka dhan ah dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh
Apr. 25 (Jowhar.com)-Imaaraatka Carabta ayaa wado dadaalo uu ku bixinayo sidii dib la isugu soo celin lahaa xiriirkii xumaaday ee madaxweynaha maamulka Jubaland iyo ra’iisul wasaaraha dalka itoobiya Abiye Axmed, xiriirkan ayaa ahaa mid…
Xabad joojin looga dhawaaqay dalka Sudan, xili barkaaca dadka uu kordhay
Apr. 25 (Jowhar.com)Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhinacyada isku haya Sudan ay ku heshiiyeen xabbad joojin 72 saacadood ah laga bilaabo saqdii dhexe ee xalay.
Madaxweynaha Mareykanka oo maanta ku dhawaaqayo go’aan si weyn loo wada sugayo
Apr. 25 (Jowhar.com)Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Talaadada maanta ah ku dhowaaqo inuu u tartamayo muddo xileed labaad, isaga oo noqon doono qofkii ugu da’da weynaa ee sidaas sameeya isaga oo ah 80 jir.
Laamaha amaanka oo kulan deg deg ah ka yeeshay amaanka magaalada Muqdisho
Apr. 24 (Jowhar.com) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).
Antonio Guterres ” Qaramada Midoobay waa ay sii wadi doontaa howlaheeda shaqo ee…
Apr. 24 (Jowhar.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in QM ay sii wadi doonto howlaheeda shaqo ee Suudaan.
Hormuud Salaam Foundation oo shan kun dollar ugu deeqdey hooyo dhashay 4 carruur ah.
Apr. 24 (Jowhar.com)-Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta ugu deeqdey Hooyo Maryan Maxamed Xasan lacag dhan shan kun dollar , taas oo dhawaan ku dhashay 4 Gabdhood oo Mataano, Isbitaalka Banaadir ee Magalaada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan oo Wasiirka arrimaha dibadda BURUNDI kala shiray mustaqbalka howlgalla ATMIS
Apr. 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga dalkeenna.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Burundi oo safar deg deg ah kusoo gaaray magaalada Muqdisho
Apr. 24 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibedda, Horumarinta iyo Iskaashiga ee Burundi Albert Shingiro iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah oo laba maalin ah.
Al Bashiir oo ka baxsaday Xabsiga aadka loo ilaaliyo Kober ee Khartuum!
Apr. 24 (Jowhar.com)-Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa ka baxsaday xabsiga aadka loo ilaaliyo ee Kober oo ku yaalla Khartuum.
Abiye Axmed oo go’aan culus ka qaatay wadahadalka jabhada Oromada
Apr. 24 (Jowhar.com)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Axaddii sheegay in dowladdiisa ay wada hadal la furtay jabhadda Oromada ah ee OLA, oo ka dagaalanta gobolka Oromada, oo ah gobolka ugu weyn uguna dadka badan dalkaas.
Wararkii u danbeeyay dagaalka Suudaan iyo khadkii Internetka oo maqan
Apr. 24 (Jowhar.com)-Dalka Sudan, ayaa inta badan waxaa ka maqan khadka internet-ka, iyadoo dadka heli karaya ay gaarayaan 2%," sidaasi waxaa sheegay maanta oo Isniin ah kormeeraha amniga internetka.
Mucaaradka Kenya oo iclaamiyay maalinta ay dib u bilaabayaan dibad-baxyada
Apr. 24 (Jowhar.com)-Mucaaradka dalka Kenya ayaa dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda dib u billaabi doona 2-da May, waxaa sidaas wakaaladda wararka AFP u sheegay afhayeenka hoggaamiyaha mucaaradka.
Meydka Fanaankii Cumar Xasan Rooraaye oo lagu aasay Hargeysa
Apr. 23 (Jowhar.com)-Allaha u naxariistee fanaankii caanka ah Cumar Xasan Rooraaye oo kamid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed ee aadka loo jecel yahay oo shalay galinkii dambe ku geeriyooday magaalada Hargeysa, ayaa maanta lagu aasay qabuuro ku…
Madaxweyne Xasan oo Odayaasha beesha Gaaljecel kala hadlay sidii Shabaab looga saari lahaa Jubaland
Apr. 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah aqalka madaxtooyada kula yeeshay Odayaal ka socotay beesha Gaaljecel oo uu hormuud u ahaa Ugaaska guud ee beesha Gaaljecel Ugaas Cabdiraxmaan…