Khamenei;” Maraykanka cawaaqib xun ayuu kala kulmi doonaa haddii uu weeraro Iran”
Jun 18 (Jowhar)-Hoggaamiyaha Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ka digay in ku lug lahaanshaha tooska ah ee Mareykanka uu ku leeyahay dagaalka Israel uu yeelan doono cawaaqib aan laga soo kabsan karin.khudbad uu ka jeediyay taleefishinka!--more-->…