Iran oo 10 Israel ah ku dishay weeraradii u danbeeyay ee Haifa iyo Tel Aviv
Jun 15 (Jowhar)- Iiraan waxay gantaallo ku garaacday bartilmaameedyo ku kala yaalla guud ahaan Israa’iil, oo ay ku jiraan meelaha u dhow Haifa iyo Tel Aviv, iyadoo ugu yaraan 10 qof ay dhinteen, sida ay sheegeen ilo caafimaad iyo…