Madaxweyne Xasan Sheekh oo xuquuqdii iyo darajadii ciidan uu lahaa u celiyay G/sare Ibraahim
Feb 03 (Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xeer Madaxweyne ugu soo celiyay xuquuqdii iyo darajadii ciidan ee uu lahaa G/sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi oo horay usoo noqday Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir.G/sare Ibraahim!--more-->…