Ruushka oo qaaday weerarkii ugu waynaa tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ukraine
May 18 (Jowhar)-Ukraine ayaa sheegtay in Ruushka uu bilaabay weerarkii ugu weynaa ee uu ku qaado diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ah tan iyo markii uu billowday duullaanka ballaaran, iyadoo lagu beegsaday gobollo dhowr ah oo ay…