Dab khasaare culus geystay oo ka kacay suuqa weyn ee magaalada Jowhar
Aug 11( Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Jowhar, kaasoo dhaliyay khasaare hantiyadeed oo baaxad weyn leh.Dabkan oo bilowday aroortii hore ee saaka ayaa!--more-->…