Qaramada Midoobe oo caalamka ugu baaqday inaan la cidleynin Soomaaliya
May 22 (Jowhar) Sida lagu daabacay Mareegta Qarmaada Midoobay, Soomaaliya ayaa wajahaysa caqabado aan caadi ahayn oo la xiriira dagaalka ka dhanka ah kooxaha hubaysan ee Al-Shabaab iyo Daacish, sida uu sheegay xeel dheere ka tirsan Qaramada…