Mareykanka oo si cad u diiday go’aanada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
May 09 (Jowhar) Xafiiska Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika ayaa qoraal adag uga soo jawaabay war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii NCC, iyagoo caddeeyay in Soomaaliya u baahan go’aan loo dhan yahay, go’aamada aan loo…