Xamaas oo sheegtay inay sii deysay Maxaabiis kale

Oct 23 (Jowhar.com)- Garabka Milatari ee Xamaas, Guutada Qassam, ayaa ku shaaciyay kanaalkooda Telegram-ka inay siidaayaan laba la hayste oo Israa'iiliyiin ah, Nurit Yitzhak iyo Yocheved Lifshitz, kadib dhexdhexaadinta Masar iyo Qatar.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More