Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ansixiyay Degmooyin cusub oo ka tirsan Hirshabelle
Nov 04 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa lagu ansixiyay lix degmo kuwaasoo ka mid noqonaya degmooyinka uu ka kooban yahay…