Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya oo la magacaabay
Oct 26 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya.
Kaas oo looga gol-leyahay in lagu dhiso, laguna!--more-->…