Jun 26 (Jowhar)-Ayatulahi Ali Khumeyni ayaa sheegay in ay IRAN ka guuleysatay cadowgii kusoo duulay, oo uu sheegay in ay ahaayeen Talabiib, Yurub ilaa Mareykanka.
Jun 24 (Jowhar)-Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibrahim Aadan Ali Najah oo Maalmahan Hogaaminayay Howlgalada Ka dhanka ah Shabaab ayaa gaaray Jiida hore ee Deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Degmada Afgooye.
Jun 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran lahaayeen hoggaankooda, taas oo…