Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday heshiis ka kooban Afar qodob
Dec 19 ( Jowhar) Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo ku saabsan dhinacyada Difaaca, Cilaaqaadka, Dalxiiska iyo Caafimaadka, waxaana MOU-gaan kala saxiixday wasaaradaha…