24 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Pakistan
Nov 09 (Jowhar)-Booliska Pakistan ayaa sheegay in ugu yaraan 24 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay goob tareenada laga raaco oo ku taal gobolka Balochistan ee dalka Pakistan.
BREAKING NEWS