Browsing Category
NEWS
NEWS
Wasiir ka tirsan xukuumadda Xamze oo iska casilay xilkii uu ka hayay DF
Feb. 23 (Jowhar.com)-Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay bayaan uu soo gaaray goor dambe oo xalay ah.
Taliye Mahad Salaad oo soo dhaweeyay ansixinta Aqalka sare ee sharciga NISA
Feb. 22 (Jowhar.com-Agaasimaha guud ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal uu soo saaray si weyn ugu mahadceliyay Golaha Aqalka Sare, isaga oo ku bogaadiyay tallaabada ay qaadeen.
Ra’iisul wasaare Xamze oo Midowga Yurub kala hadlay taageerida qorshaha xasilinta
Feb. 22 (Jowhar.com)-Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms Tiina Intelmann.
Aqalka sare oo cod aqlabiyad ah ku ansxiyay sharcigs hay’ada NISA
Feb. 22 (Jowhar.com) -Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka.
Mareykanka oo soo rogay shuruuc ka dhan ah soo galootig
Feb. 22 (Jowhar.com)-Iyada oo bilihii ug dambeeyay soo galooti badan ku qulqulayeen dalka Mareykanka oo ay ku jiraan Soomaali, ayaa dowladda Mareykanka soo jeedisay hab cusub oo lagu xakameynayo dadkaas.
51 Askari oo lagu dilay weerar ka dhacay Burkina Faso
Feb. 22 (Jowhar.com)-Dowladda Waddanka Burkina Faso ayaa xaqiijisay in 51 ka mid ah Askarteeda ku dhinteen weerarro jidgal ah oo ka dhacay Waqooyiga Waddankaas.
C/Wali Gaas: “anigaa haya caddeynta in Somaliland maalgeliso Al shabab”
Feb. 22 (Jowhar.com)-Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali gaas ayaa sheegay in uu hayo caddeymo ku filan in Maamulka Somaliland uu maalgeliyo Al shabaab.
Dowlada oo ka hadashay Weerar lagu qaaday guri ku yaal degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho
Feb. 21 (Jowhar.com) - Wasaarada Warfaafinta xukuumada federalka ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxa ay uga hadashay weerar ay koox ka tirsan Alshabaab ku qaadeen guri ku yiil degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Xoghayaha fulinta Hay’adda ka Hortaga tijaabada Nuclear-ka
Feb. 21 (Jowhar.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe.
Wararkii u danbeeyay weerarka Shabaab ku gashay guri lagu hayay dhaawacyadii Hiiraan
Feb. 21 (Jowhar.com-Dabley ka tiraan kooxda Al-Shabaab ayaa weerar qarax ku bilowdey ku gashay guri uu leeyahay Jeneraal Ciidan oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho.
Weerar qaraxyo Ismiidaamin ahaa ku bilowday oo ka socdo magaalada Muqdisho
Feb. 21 (Jowhar.com-Warar gorodhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qaraxyo ku bilwoday lagu qaaday guri ku yaala degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.
Ra’iisul wasaare Xamze oo fariin u diray ganacsatada Soomaaliyeed
Feb. 21 (Jowhar.com-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha horyaal Bangiyada Soomaaliyeed.
Taliye Maxamed Dahair oo lala eegtay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac
Feb. 21 (Jowhar.com- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.
Maxaa ka jiro in mid kamid ah gaadiidka wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya u gacan galay Shabaab?
Feb. 21 (Jowhar.com) - Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa beeniyey wararka saacadihii lasoo dhaafay soo baxay oo sheegayay in mid kamid ah gaadiidka wasaaradda Arrimaha dibada u gacan-galay kooxda Al Shabaab.
Ciidamadda Somaliland oo saddex jiho ka weeraray magaalada Laascaanood
Feb. 21 (Jowhar.com) -Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamadda Somaliland iyo dadka deegaanka.
Deeqihii gargaarka ee Soomaaliya oo hoos u dhacay iyo hay’adaha samafalka oo ka cabanaya
Feb. 21 (Jowhar.com)-Shaqaalaha gargaarka ee ka shaqaynaya Soomaaliya ayaa ka walaacsan caajis ku yimaada dalalka iyo hay’adaha deeqda bixiya iyo deeqaha oo hoos u dhacay xilli ay abaaraha dalka ka jira sii jiitamayaan.