Soomaaliya oo dowladda Qatar kala hadashay taageerada dagaalka ka dhanka ah Shabaab
Jun 16 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah kula qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga…