Wadamada G-7 oo war-murtiyeed kasoo saaray xaaladda Bariga Dhexe
Jun 17 (Jowhar)-Wadamada loo yaqaano G-7 oo shir uga socda magaalada Alberta ee dalka Canada ayaa soo saaray war-murtiyeed wada jir ah. Waxayna yiraahdeen.Anaga oo ah madaxda G7, waxaan ku celcelinaynaa sida ay nooga go'an tahay nabadda!--more-->…