General Maxamed Siciid Morgan oo geeriyooday
May 28 (Jowhar)-Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo la sheegay inuu ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Punland.!--more-->…