Ingiriiska oo xayiraad iyo cunaqabateyn kusoo rogtay wasiiradda Maaliyada & Amniga Israel
Jun 10 (Jowhar) Dowladda Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay laba wasiir oo ka tirsan Israel, Itamar Ben-Gvir iyo Bezalel Smotrich, ayaa tilaabooyinkan laga qaaday kaddib hadallo ay ku UK ku tilmaamtay kuwo “arxan darro ah” oo ay ka…