War-murtiyeed laga soo saaray shirkii mucaaradka ee magaalada Muqdisho
May 31(Jowhar) Madasha Samata-bixinta Mucaaradka oo looga dhawaaqay Hotel Jazeera ayaa goordhow soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaalada dalka, iyagoo ku eedeeyay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka shaqeynayo kala irdheynta iyo talo isku…