Dowladda Soomaaliya oo burburisay keydii hubka Shabaab ee Aadan Yabaal
Jun 22 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga heoayaa howlgallo culus oo xalay ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasoo lagu beegsaday kooxda Shabaab.
Mareykanka oo duqeeyay xarumaha Nukliyerka Iran iyo saameynta ka dhalatay
Jun 22 (Jowhar)-Hay’adda Atoomikada ee dalka Iran ayaa kudhawaaqday in la weeraray sadex xarumood oo hubka Nuclear-ka Iran lagu bacriminayay, kuwaas oo ku yaalla Fordow, Natanz, iyo Isfahan, si xun in loo weeraray ayay sheegeen, in ay…
Maraykanka oo duqeeyay Xarumaha Niyukliyerka ee Iran
Jun 22 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay si duqeeyeen xarumaha Nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz, iyo Isfahan, wuxuuna sheegay in dhammaan diyaaradaha Mareykanka ay hadda ka baxeen hawada…
Putin’s Counter-Narratives and Impasse in Negotiations
If you were to listen solely to Russian President Vladimir Putin's portrayal of the war in Ukraine (as millions of Russians do), you might believe that Russia inadvertently stumbled into the conflict, almost as if it were compelled to…
Vance in LA Calls for Troop Presence, Criticizes Newsom on Immigration Issues
The Republican Vice President JD Vance visited troops deployed in Los Angeles to manage protests against immigration raids, accusing Democratic state and city officials of fostering illegal border crossings.
Report Reveals Israel Violates Trade Agreement with EU
A review of Israel's actions during the war in Gaza by the EU has found that it is "in breach" of the human rights obligations outlined in the EU-Israel Association Agreement, as reported by RTÉ News.
Axmed Madoobe oo ku wajahan Garowe iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray
Jun 21 (Jowhar)-Wafdi hordhac ah oo ka socda Jubaland ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaasoo lagu soo dhaweeyay.
Israel Targets and Eliminates Three Iranian Commanders in New Wave of Strikes
Israel has reported the killing of three additional Iranian commanders in its ongoing bombing campaign against the Islamic republic. Israeli Foreign Minister Gideon Saar asserted that this action has delayed Tehran's purported progress…
Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed oo laga daahfuray magaalada Muqdisho
Jun 21 (Jowhar)-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Suuqii ugu horeeyay ee ah Suuqa Saamiyada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Former Assistant to Sean ‘Diddy’ Combs Claims Role Involved Purchasing Drugs and…
Brendan Paul, the former personal assistant to Sean 'Diddy' Combs, testified at the hip-hop mogul's sex trafficking trial, revealing that he frequently purchased drugs for his boss and arranged hotel accommodations for sex parties referred…