Banaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay Kenya

Jun 25 (Jowhar)- Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 400 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii kumanaan qof ay dibadbaxyo looga soo horjeedo Madaxweyne William Ruto ay ka dhigeen gobolo badan oo ka mid ah dalka Kenya.Booliska Kenya

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More