Israaiil oo kordhisey caawa duqeynta magaalada Qaza
Oct 27 (Jowhar.com)-Ciidamada cirka iyo dhulka Israa'iil ayaa kordhiyey duqeynta ay ku hayaan magaalada Qaza caawa iyadoo isgaarsiinta magaaladana ay go'oday.Adeegga internetka iyo taleefoonnada gacanta ayaa laga jaray dhulka Falastiin,!--more-->…