Shiinaha ayaa Mareykanka kusoo rogay 125% canshuur, iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka ganacsiga
Apr 11 (Jowhar)-Shiinaha ayaa kordhiyey canshuuraha uu ku soo rogo wax soo saarka Mareykanka 125%, isaga oo ka aargoosanaya doorashada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah in uu sare u qaado canshuuraha badeecadaha Shiinaha, taas oo…