Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu geeriyooday sarkaal sare oo Shabaab ah
Jun 17 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhaawac daran oo dhawaan gaaray uu u geeriyooday sarkaal sare oo ka tirsan koxoda Al-shabaab, kaasoo kooxda muhiim u ahaa.War-saxaafadeed kasoo baxay wasaarada wwrfaafinta Soomaaliya!--more-->…