Oct 03 (Jowhar)-Kulan loogaga hadlayo amniga dalka Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen shan dal oo dhinaca ammaanka ka caawiya Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Washington.
Oct 03 (Jowhar)-Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, James Swan oo maanta khudbad ka jeediyey shirka Golaha Ammaanka ee QM ee arrimaha Soomaaliya, ayaa xusay sida ay DFS weli diiradda u saareyso arrimaha mudnaanta u leh…