Monday, January 20, 2020

M M

198 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Somali Military Kills More Than 40 Al-Shabaab Militants

More than 40 Al-Shabaab terrorists were killed by the Somali National Army (SNA), officials said. Gen. Mohamed Ahmed Taredishe told reporters the terrorists were...

Sawirro: Ciidamada Kumaandooska oo la wareegay deegaano ka tirsan Jubadda Hoose

Taliska 16aad ee Kumaandooska Xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyay howlgaladii u dambeeyay oo ay Ciidamada ka fuliyeen deegaano ka tirsan Jubadda Hoose. Ciidamada...

Maamulka degmada Marka oo war ka soo saaray dagaalkii xalay ka dhacay duleedka Marka

Maamulka degmada Marka ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal culus oo xalay ka dhacay degmadaas, kaddib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay soo weerareen...

Muwaadiniin Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koofur Afrika

Kooxo burcad Koofur Afrikaan ah ayaa xalay magaalada Cape Town ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed, halka mid kalena ay dhaawaceen. Dilka ayaa ka dhacay xaafada ay...

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta ku dhawaaqaya jadwalka doorashada

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa lagu wadaa in maanta kulankooda u horreeyay yeeshaan, kaddib markii shalay uu magacaabay Guddoonka Baarlamaanka. Guddigan oo ka...

Ciidamada DANAB oo caawa howlgal qorsheysan ku qaaday deegaanka Basra ee Sh/Dhexe

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada DANAB ee ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya ay caawa howlgal qorsheysan...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday magaalada Marka

Wararka ka imanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay goordhow weerar xoog leh ku soo qaadeen...

Akhriso Magacyada Xildhibaano loogaga dhowaaqay magaalada Gaalkacyo

Guddi doorasho oo uu dhowaan magacaabay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Gaalkacyo ka soo saaray liis ay ku qoran yihiin illaa 68...

C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay Mashruucii uu hakiyay Ra’iisul Wasaaraha

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradka kuwa ugu weyn ee dhaliila dowladda Federaalka ayaa ka hadlay mashruucii bankiga...

Akhriso: Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Kuxigeenkiisa oo la magacaabay

Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka, kaddib kulan maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen Xildhibaan Baarlamaanka Galmudug. Kulanka ayaa talo...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
134 POSTS0 COMMENTS
198 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Sanbaloolshe “Kiiskii Qalbi Dhagax raalli gelin ayaa ka bixinayaa, Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha go’aan geesinimo leh ha qaataan…”

Taliyihii hore ee Nabadsugida Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii u horeysay si daah furan uga hadlay kiiska ku saabsan dhiibista Sarkaalka ONLF...

Shirka Isu-duwida Siyaasadaha Socdaalka Shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika oo Nairobi ka fumay

Wasiirrada Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,iyada oo shirka looga hadlayo...

Erdogan:”Soomaaliya ayaa nagu casuuntay in baaritaan ku sameyno shidaalka Badeeda”

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay maanta in dowlada Soomaaliya ay ku casuuntay in baaritaan shidaal ay Turkigu ku sameeyaan badda dalka Soomaaliya. Erdogan...

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Maamulaha shirkadda dhiseysa Jidka Muqdisho iyo Afgooye

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun ayaa uga tacsiyeeyay dhibaatooyinkii Argagaxisadu u geysatay howl-wadeennadooda...