Browsing Category
NEWS
NEWS
Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha oo xilka la wareegay
April 16 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf…
Faahfaahin ka soo baxaysa dil ka dhacay Muqdisho
April 16 (Jowhar.com)-Labo ruux oo rayid ah ayaa lagu diley degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho iyadoo dilka raggana uu ka dambeeyay askari ka tirsan ciidamada dowlada.
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo shir looga hadlayo deyn cafinta uga qeyb galayo Mareykanka
April 16 (Jowhar.com)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Spring Meetings) ee…
Israel oo ku hanjabtay iney ka aargoosaneyso Iiraan
April 16 (Jowhar.com)-Israa'iil ayaa u muuqata inay go'aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda gobolka bariga dhexe ku sugan, ka dib weerarkii ay Iran ku qaaday…
Maxkamadeynta Donald Trump oo ka bilaabatay New York
Apr 15 (Jowhar.com)-Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo maxkamad la soo taago.Waxa uu wajahayaa eedaymo ka dhashay lacag laaluush ama sharci darro ah ah oo uu siiyay jilaagii weynaa ee Stormy Daniels.
Xasan Sheekh oo la dardaarmay ciidamo u ambabaxaya furimaha dagaalka
Apr 15 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan.
Wasiirka cusub ee Amniga Soomaaliya oo maanta xilka la wareeegay
Apr 15 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail - Fartaag Cabdullaahi…
Shabaab badan oo lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Hiiraan
Apr 15 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo degmada Buuloburde ku dhexmaray ciidan Macwuusley ah iyo kuwa Shabaab.
Wararkii u danbeeyay khasaaraha dabka ka kacay dooxada Dalsan ee Puntland
Apr 15 (Jowhar.com)-Dab xoogan ayaa ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal.
Sanad kadib colaadii sokeeye, waa sidiee xaalka Dalka Sudan?
Apr 15 (Jowhar.com)-Sannad ayaa maanta u buuxsantay marki uu billowday gulufka colaadeed ee ka aloosan dalka Sudan, kaas oo u dhaxeeya millatariga iyo xooggaga hubeysan ee RSF.
Dowlada Soomaaliya oo cadeysay Mowqifkeeda dagaalada Bariga Dhexe
Apr 14 (Jowhar.com)-Dowlada Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso mowqifkeeda ku aadan colaada ka soo cusboonaatay Bariga Dhexe.
Iran oo uga digtey Israa’il weerar aargoosi ah
Apr 14 (Jowhar.com)-Iran ayaa uga digtay Israa’iil in ay ku soo qaado dalkeeda weerar aargoosi ah,kadib weerarkii ay Iran ku qaaday Isra'il.
Maxaa ka jira in 5milyan oo dollar la siiyay burcadii heysatay markabka MV Abdullah?
Apr 14 (Jowhar.com)-Sida ay baahiyen warbaahinta dalka Bangaladesh, burcad baddeeda Soomaalida ee gacanta ku hayey markabka MV Abdullah ayaa sii daayey markabka iyo shaqaalahii saarnaa.
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey oo shir degdeg ah ka yeelanaya wixii xalay ka dhacay…
Apr 14 (Jowhar.com)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Axad ah isugu imaanaya shir degdeg ah oo ku saabsan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaalada ay iran ku weerartay Israa'iil, sida uu sheegay madaxweynaha…
Wararkii ugu dambeeyay ee Israa’iil oo xalay boqolaal diyaaradood lagu weeraray
Apr 14 (Jowhar.com)-Iiraan ayaa xalay tobnaan diyaaradood oo aan duuliye lahayn iyo gantaallo ku garaacday Israa'iil, taasoo muujinaysa weerar aargoosi ah oo si weyn loo sugayo.
Booliska Itoobiya iyo xubno ka tirsan jabhadda Fano oo ku dagaalamaya Adis Ababa
Apr 13 (Jowhar.com)-Booliiska magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa sheegay in saddex qof lagu dilay kadib markii ay israsaaseyn dhexmartay xubno ka tirsan kooxda Fano ee hubaysan.