Dabka Los Angeles oo maalinkii 7aad galay iyo dhimashada oo 24 qof kor u dhaaftay
Jan 13 (Jowhar)-Kooxaha dab-damiska ayaa si dar dar leh Axaddii shalay ilaa xalay u sii waday la dagaallanka dab xoog leh oo muddo lix maalin oo xiriir ah ka socda qeybo ka mid ah magaalada Los Angeles, gobolka California ee dalka…