Xagguu ku dhammaan doonaa Khilaafka Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
Nov 28 ( Jowhar) Ciyaarta siyaasadeed ee u dhexeysa Jubaland iyo DFS, waxay go’aamin doonta jiho u yeelidda dowladnimada Soomaaliya. Haddii sida uu wax u qorsheeyay Axmed Madoobe u dhacaan, waxa ay noqon doonaan Maamul Goboleedyada…