Mustaf Dhuxulow oo kulamo la yeeshay Mas’uuliyiinta dalalka Norway iyo Finland
May 08 (Jowhar)-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafa Duhulow ayaa booqasho shaqo ku tagay magaalooyinka Oslo iyo Helsinki ee dalalka Norway iyo Finland,halkaas oo ay kulammo muhiim…