Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiis milatari oo lala soo galay Sucuudiga
May 15(Jowhar)Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is afgarad dhinaca Milatariga iyo amniga ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo…