Dab qabsaday qeybta Daawada ee Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho
May 12(Jowhar)-Dab ayaa waxaa uu caawa qabsaday dhisme ku yaal suuqa weyn ee Bakaaraha Magaalada Muqdisho kaasoo lagu guuleystey in la damiyo oo uusan ku fidin qeybaha kale ee suuqa.Suuqa Bakaaraha oo hore looga bartay in dabka ka kaca!--more-->…